Cabdiraxman Farole oo Cambaareeyey Madasha qaranka, ugana baaqay mamul goboledyada inay isku mashquulin Madaxwaynaha

farole

Madaxweynihii hore Puntland hadana ah Xildhibaan katirsan Aqalka Sare Barlamanka Somaliya, ayaa maanta gaaray magaalo Madaxda Puntland ee Garowe kadib safar uu kaga yimid magaalada Muqdisho, Faroole ayaa hoygiisa caasumadda Garowe saxaafadda uga waramay arrimo ku aadan doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho Wuxuu tilmaamay in madaxda Puntland qayb ka ahaayeen arrintaas waliba iyagoo ay la socdaan Guddoonka golaha wakiillada kuwaasoo la saftay murashax gooni ah, balse ay ka raacday fadeexad sida uu hadalka u dhigay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.