Muxuu Ka dhigan Yahay Heshiiska (U.A.E )Ay Kula Wareegayso Saldhiga Milatari Magaalada Berbera W/Q Yusuf Omer Mohamed

maqa

Muxuu Ka dhigan Yahay Heshiiska (U.A.E )Ay Kula Wareegayso Saldhiga Milatari Magaalada Berbera Oo Ay La Gashay Maamulka Waqooyiga Somaliya -Somaliland- ? .Saamayn intee La Eg Ayuu Ku Leeyahay Amaanka Waqooyiga Somaliya ?

Warar Aanan Lagu Kalsoonaan Karin Ayaa Sheegayo in Wazaaradda Arimaha Dibadda Ee Dalka iran Ay Walaac Xoogan Ka Muujisay Heshiiskaas Ayada Oo Hadalka Ku dartay in Soomaalida Ay Fishaan in Dagaalka Dalka Yemen Ka socdo Uu U wareegi Doono Dalka Somaliya .

Marka Aad Aragto Dadka Ka Faaloodo Arimaha amaanka iyo istiraatiijiyadda Saldhigaas Waxaa Ay isku Hayaan Labo Arin – Heshiiskaas Ma ahayn Mid Sharci Ah iyo Waa Mid Sharci Ah Waxaa Mudnaanta Mudan in Marka Hore Laga Hadlo Heshiiskaan Dhaqaalaha Kasoo Galayo Maamulka Somaliland Ma Yahay Dhaqaalahaas ( U.A.E ) Ay Bixinayso Mid Damaano Qaadayo Amaanka iyo Xasiloonida Ay Heestaan Shacabka Waqooyi Ee Somaliya ? Ma Jiro Su’aashaas Cid Lafa Gurtay Oo Si Cad Uga Jawaabtay Balse Haddii Bahda Saxaafadda Ay Wax Ka Weydiin Lahaayeen Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanada Waa Oga Mahad Celin Lahaa.
W/Q Yusuf Omer Mohamed “Suheyb Cadde”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.