Madaxweyne Gaas Oo Ka Tacsiyeeyay allaha U Naxariistee Sareeyo Guuto Xirsi Siciid Faarax

gaas

Madaxweynaha maamulgoboleedka Puntland C/weli Gaas ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Sareeye Guuto Xirsi Saciid Faarax Xirsi isagoo u rajeeyay in jannadii Fardowso Alle ka waraabiyo ehelki asxaabti iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan uu Alle ka siiyo.
tacsi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.