Dabaal degyo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub oo ka socda dalka

Waxaa wali socda bananbaxyada gaar ahaan Magaalooyinka Beledweyn, Jowhar, Garbahaarey, Kismaayo, Baydhabo, Gaalkacyo Qardo Baladxaawo,Doolow,Laascanood, Mudisho,caabudwaaq iyo dalka dibadiisa ayaa mar kaliya waxaa ka bilowday dabaal degyo waa weyn oo loogu dabaal degayo Guusha Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Tani ayaa ka turjumeysa inuu guuleystay rabitaankii shacabka Soomaaliyeed, oo u hamuun qabay inay arkaan isbedel.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.