Weerar Ka Dhacay Boosaso oo ay ka hadleen Maamulka degmada Boosaaso

bosas

Shir jara’id oo ay Ku qabteen Xarunta Maamulka Gobolka Bari ee magaaladda boosaso masuuliyiinta Laamaha amaanka iyo Gobolka Ayeey oga hadleen Xaaladda Guud ee Amniga, Gudoomiyaha Gobolka Bari ayaa Warbaahinta ula hadlay si wadajir Ah.
Waxaana laga hadlay Weerar xalay lagu qaaday Bar kantorool oo ciidamada Puntland ay ku sugnaayeen, taas oo ku taala Isgoys ku Yaalla Jidka Sodonka ee Duleedka Bosaso, Waxaana Ka dhashay Qasaaro isugu jira dhimasho iyo Dhawaac,

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.