Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ee jubaland ayaa xukun ku riddey 7 askari oo katirsan Ciidmada Juubaalnd

Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ee jubaland ayaa xukun sadex sano oo xabsi ciidan ah ku riddey 7 askari oo ka tirsanaa ciidanka daraawiishta jubaland oo 9 bishii 11 2016ka weerar ku qaadey maxjarka juba oo ku yaalo duleedka galbeed ee magaalada kismaayo halkaas oo ay ku dhaawaceen 2askari oo ka tirsan ciidanka booliska jubaland, Waxaana go’aanka maxkamadda ku dhawaaqey gudoomiye kuxigeenka maxkamadda ciidamada qalabka sida ee jubaland bashiir maxmuud xareed. warbixintii Wariye Maxamed qaasim
kismaayo (1)

kismaayo (2)

kismaayo (3)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.