Aqriso: Gudiga Anshaxa Doorashooyinka oo la magacaabay , kadib Markii Fartaag uu ku xadgudbay Nidaamka gudiga dorashda

fartag

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay gudiga ilaalinta anshaxa iyo Asluub Wanaaaga Doorashooyinka Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya, gudigan ayaa ka kooban sagaal xubnood oo ka baxsan baarlamaanka Soomaaliya.

Arintaan ayaa timid kadib Markii Cabdulaahi Ismaaciil “fartaag” oo kamida gudiga doorashada Madaxwaynaha Soomaliya uu ka qayb galay Xaflad lagu taageerayo Musharax Xasan Shiiq oo si bareer ah utaageeray Xasan shiiq.

hoos ka aqriso

Screenshot (68)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.