Daawo: Xukuumada Somaliland Oo Ogaalatey Basaboorka Somaliya, Joojisay Paasapoorka Soomaaliga ee Lagu sameeyey Gudaha Somaliland

siilanyo

Maamulka Somaliland ayaa ka mamnuucay deegaanada uu ka arimiyo isticmaalka baasaboorka Soomaaliga ah, kadib amar ka soo baxay wasiirka arrimaha gudaha maamulkaasi Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiiray Farotoon, Bulshada Somaliland ayaa lagu amray inaysan qaadan Baasaboor Somali ah oo lagu sameeyey somaliland Gudaheeda lakiin la oglyahay kan soomaliya lagusameeyey madaama Baasaboorka Soomaliga lamid yahay Kan anjaanibta oo kale.

Shacabka iyo siyaasiyiinta Somaliland ayaa intooda badan isticmaala baasaboorka Soomaaliga, iyadoo magaaloyinka maaamulkaasi laga qaato baasaboorka, balse waxa aan la ogeyn sida uu u dhaqan geli doono amarkan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.