Daawo:Ceelwaaq Ilmo Xanuunsan oo ubaahan Caawimaad

Wiilashaan ayaa laga samray wadamada dariska ah sida Kenya aabaha dhalay wiilashaan Nuur Cabdulaahi Aadan ayaa sheegey inay kici karin oo murqaha layihiin in ku dhow 11 sano, aabaha dhalay wiilashaan ayaa ka codsadey muslimiinta iyo walaalaha soomaliyeed meelay joogaan inay soo caawiyaan si uu dalka dibadiisa daawo ugala taacaalo.
Waxaa lagala soo xariiri karaa Aabe Nuur Cabdulaahi Aadan 00252615558622.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.