dhageyso: Shariif Xasan Jawaari ayaa Noo Diiday Kursiga Madaxweynaha iyo Raysawasaaraha

shari

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Shariif Xasan Shiikh aadan oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG ee Maamulkaas ayaa eedeen u jeediyay qaar kamid ah Xildhibaanada Golaha shacabka ee laga soo doortay koonfur Galbeed Soomaliya.

Shariif Xasan Shiikh aadan ayaa ku eedeeyay Xildhibaanada Golaha shacabka ee lagu doortay Magaalada Baydhabo in ay kaga baxeyn balantii aheyd In Gudoomiyaha baarlamanka Somaliya loo doorto mas’uul aan kasoo jeedin deeganada koonfur galbeed Soomaliya, si shaqsi kasoo jeedo deeganada maamulkaas loogu doorto Madaxweynaha Soomaliya ama Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya.
Hoos kadhageyso
Listen to “Shariif:Jawaari iyo xildhibanada kala noo diiday inaad Madaxwayne noqdo” on Spreaker.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.