Daawo:Xildhibaan Bashiir Diiriye Oo Sheegay In Xilkii Laga Qaaday Madaxwaynaha Galmudug

Xildhibaan Bashiir Diiriye Shariif oo kamid ah Baarlamaanka Galmudug ayaa ka hadlay Mooshinkii dhawaan Baarlamaanku ka keeneen Madaxwaynaha Galmudug Cabdi Kariim Xuseen Guuleed ,Colaada Dagaal Beeleedyada ku soo noq noqdey Deegaanada Galmudug iyo Abaaraha Kajira Deegaanada Galmudug waxaana ugu baaqay beehs caalamka iyo cidkastoo danaynaysa arimaha galmudug  waa inay taageeraan go’aanka Baarlamaaka galmudug ee ahaa xilkii laga qaaday madaxwaynihii hore galmudug C/kariim guuleed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.