Akhriso:- Saacid,Shariif, Faroole iyo Dr Cabdinaasir oo War Soo Saaray, Baaqna u Diray Baarlamaanka Soomaliya

Murashax oo kamid ah mas’uuliyiinta u taagan xilka Madaxweynaha dowladda Federaalka Somaliya, ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray shir ay yeesheen oo ay uga hadlayeen doorashooyinka dalka.

Murashaxiinta kala ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Cabdulqaadir Faarax Shirdoon Saacid, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Farole iyo Cabdinaasir Maxamed Cabdulle, waxay hambalyo ugu direen Barlamanka cusub iyo doorashadii Guddoonka golaha shacbiga iyagoo ugu baaqay inay ku dadaalaan sidii dalka looga samata bixin lahaa dhibaatooyinka haysta .
warsaxafaded

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.