Nabadoon ka mid ahaa Ergadii Xildhibaanada Baarlamaanka ku soo dooratay Cadaado oo Ladilay

deg

Koox hubeysan ayaa Caawa Nabadoon caan ahaa waxey Dileen Degmada Hiliwaa ee Magaalada Muqdisho, Nabadoonkan oo lagu magacaabi jiray Axmed Dhoore ayaa labo Ruux oo ku hubeysnaa bistoolado waxey ku Dileen Degmada Hiliwaa, kadib markii uu ka soo baxay Masjid uu ku soo tukaday Salaada Cishaha nabadoonkan ayaa sidoo kale lagu soo waramayaa in uu ka mid ahaa Ergadii Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ku soo doortay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.