Maamulka degmada Doolow oo xariga ka jaray Ceel biyood

biyo

Gudoomiyaha degmada Doolow oo xariga kajaray Ceel biyeed ay dhiseen haya’ada Unicef Ceelkan oo ku shaqeynaya tamarta cadceeda kasoo wax kataraya baahida kajirta loo qabey biyo nadiifa oo bulshada helaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.