Daawo: Ciidamada Amaanka Jubaland oo markale soo bandhigeen Afar askari oo ka tirsaneyd Alshabab

shabab

Maamulka Jubbaland ayaa Maanta Kismaayo ku soo bandhigay Afar Dagaalame oo ka tirsan Shabaab oo Maamulka Jubbaland isu soo dhiibay, Afarta Dagaalame ayaa la sheegay in mid kamid ah uu ahaa Madaxda Shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.