Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee somaliya oo Tiro dhalinyaro ah Xukuntay

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Xabsi Daa’in ku xukuntahay rag lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin Xarakada Al Shabaab kuwaasoo tiradooda ay gaareysay 6 ruux.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.