Fiirso:Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqaha ka guddoomay Safiirka Yemen

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa markii uu waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee dalka Yemen u fadhin doona Soomaaliya, waxa ay iska wareysteen xiriirka labada dal, iyadoo safiirka uu madaxweynaha warbixin ka siiyey xaaladda dalka Yemen oo muddooyinkii dambe ay dagaallo ka socdeen iyo dadka reer Yemen ee u soo cararay gudaha dalka Soomaaliya.

yemenxasan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.