Raysal Wasaarihii Hore Somaliya Cali Maxamed Geedi Oo Shaaciyayinuu yahay Musharax Madaxwayne

gedi

Xafladan oo heersare loo soo qaban qaabiyey ayaa waxaa masharaxnimadiisa kaga dhawaaqay Prof , Cali Maxamed Geedi oo u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee Dalka Soomaaliya, Geedi ayaa waxuu shaaca ka qaaday hadii uu ku guleysto xilka madaxtinomo in uu wax badan ka qaban doono daruufaha heysta Dalka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.