Fiirso:Qoyska Hooyadii Ay Jireen Gawaarida Amisom Oo Dalbaday In Xaqeeda Laga Caawiyo

15 bishaan bay ahayd markii Gaari ay leeyihiin Ciidamada Midawga Afrika Ee AMISOM ay jiiray Qof Dumar ah, Qosykii ay kadhalatey hooyadaan ajiireen ciidmada amisom ayaa dalbaday in laga caawiyo sidii ay xaqoodii u heli lahaayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.