Wasaarada Haweenka Puntland Oo Ka Hadashay Buug Logu qaybiyey Puntland oo diinta Islaamka waafaqsanayn

anisa

Shir saxaafadeed ay qabteen Wasaarada haweenka Puntland iyo tan xaquuqul iisaanka ayey kaga soo horjeesteen buug lamagc baxay Baaqa Caalmiga ee xuququl aadamaha oo hay’ad si tuuga ah ugu qaybisey Puntland Buugaan qodobkiisa 16-18 ayaa kasoo horjeda diinta Islaamka asagoo dhahaya “Ninka iyo Naagtu wa siman yihiin iyo In qofku badali karo diintiisa”.
Shir saxaafadeedkaan baa laga sheegey in wasaarada Haweenka iyo wasaarada xuququl Insaanka Puntland waxba kala socon waxba kala socon buugaana lama qaybin karo sasna waxa dhahay wasiirka Haweenka Aniisa C/qaadir Xaaji Muumin iyo Maxamed yuusuf.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.