Ciidamada AMISOM oo qof dumar Soomaaliyeed ku jiiray Muqdisho

Ciidamo AMISOM ka tirsan ay la socdeen Haweeney ku jiireen inta u dhexeysa Isgoyska labar afar iyo Garoonka diyaaradaha Muqdisho, Ciidamada AMISOM ayaa falka kadib isku dayay in ay baxsadaan balse waxaa is hortaag ku sameeyay Ciidamo ka tirsan kuwa Ammaanka dowladda Fedeeraalka Soomaaliya sida Goob Jooge Shabelle u xaqiijiyay, Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa u kaxeeyaan cidmada amisom Xarunta Dambi Baarista ee CID halkaas oo Kiiskooda lagu baarayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.