Wax ka Ogow Xildhibaanada Matalaya Beesha Sade Mareexaan 2016-2020

Waxaa soo dhamaatey Doorashadii Barlamanka Soomaliya iyadoo doorashadu ka dhacday Magaalooyin kala duwan, Xildhibaanada matalaya Beesha Mareexaan ayaa waxay doorahsda kasoo kal galeen Jubbaland iyo Galgaduud.

Magacyada Iyo Qabiilada 14ka Xildhibaan Beesha Sade
1. Cabdishakur Cali Mire ( Reer Siyaad Xuseen )
2. Nadifo Farax Jamac ( Reer Diini/ Reer Kooshin )
3. Axmed Cisman Ibrahim ( Reer Xasan / Rer Yusuf)
4. Daleys Xasan Adan ( Reer Xasan / Waqmashe)
5. Cabdullahi Yusuf Xasan ( Talxe )
6. Cabdi Shire Jamac ( Wagardhac / Cumar Dher)
7. Maxamed Cali Magan ( Reer Diini/ Reer Ugaas Sharmake)
8. Farax Cabdi Xasan ( Reer Diini / Reer Maxmuud Guuled)
9. Sagal Abdirisaq Isaq Bixi ( Ree Diini / Reer Siyad )
10. Cabdi Cali Xasan ( Uurmidig )
11. Sacdiyo Muse Cabdullahi ( Cali Dheere )
12. Cabdiasis Xaji Xasan ( Howrarsame )
13. Cabdulqadir Adan Macalin ( Reer Axmed )
14. Maxamed Cali Xusen ( Faqa-Yacqub )

2 Comments

  1. Aqalka sare wa Sadax qabilkooda Dr Siyad sheik AI wakuuwan
    1- Abdiwahid Ilmi Omar goonjeex – Reer Dalal
    2- Mowlid Guhad gadomiye kuxigenka labad ee aqalka sare- Reer Osman
    3- Fartaag – Reer ugaas sharmake

Leave a Reply to Gelle qalad Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.