Israsaasayn Ka Dhacaday suuqa Gaalkacayo soo qasaaro Geysatey

dagaal

dhawaan bay ahayd markii heshiis laga gaarey dagaal mudo kasocday Gaalkacyo, Waxaa suuqa Gaalkacyo kajiray israsaaseyn udhaxeysa ilaalada suuqa waxaana ku dhaawacmay dad shacab ah, walina waxaa is horfadhiya ciidmada isku dagaalay Gaalkacyo dhawaan.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.