Aqriso:Guddiga Doorashada Dadban Oo Ku Dhawaaqay Bixinta Shahaadada Iyo ID Xildhibaanada Ladoortey ee aysan Dacwad ka oolin

Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in ay bilaabatay shahaaddo bixinta Xildhibaannada labada aqal, waxaayna farayaan in Xildhibaannada tagaan Villa Hargeysa si ay u qaataan Shahaadada iyo aqoonsiga Xildhibaannimada.
Hoos ka aqriso
doorashada

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.