dhageyso Alshabab oo iskaga baxay Degmada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo

shabab

Ciidamada Dowladda Soomaaliya  ay dib ula Wareegeen Gacan ku haynta Degmada Ceel-waaq oo Xalay ay Guud ahaan la wareegeen Al-shabaab ,Magaalada ayaa hadda Degen waxaana si buuxda Gacanta ugu haya Ciidamada Dowladda, Colonel Warfaa Sheekh Aadan oo ka mid ah saraakiisha Ciidamada Dowladda Federaalka ee Somalia ayaa sheegay in Shabaabka ay iskood uga baxeen xaley mar kale magaalada.
Hoos kadhageyso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.