Musharaxada Barlamaanka Somaliya oo Shukri Canab waxaa Cadaado kadhacay waa Boob iyo Musumaasuq

Doorashadii Sakay Lagu qabtay Cadaado Ayaan U dhicin Si Cadaaalad ah Iyadoo Lagu Saleyay Musuq Maasuq Xoogan iyo afduub Ma jirin Cid La tartantay Qof galay Doorashada 6dii Qof Ee Musharaxiinta ahaa Ayaan tartamin Kursigaas Iyago Goobta Aan Imaani Ay ka dhacaysay Doorashada Kadib maray Arkayn Musuq Maasuq iyo Afgabi Lagu Wado 6da Musharax Ee Aan Goobta Tagin wax Kamid ahayd Musharaxada
Shukri Anab Waa Gabar Musharaxad ah Una Taaganed qabashada Xilka Xildhibaanimada Soomaaliya 2016 Shukri waa Gabar Aqoonyahanad Kuna Xeel Dheer La shaqeynta Bulshada in badan Ka soo Shaqeysay Hormarinta Bulshada waa Gabar Mudan Inay Maanta Matasho Shacabkeeda Shukri Anab Waxay Waqti Qaali Galisay Inay U soo istaagto Qabashada Xilkaas Ku jirtay Dadka U tartamayo Kursiga

Shukri Anab Wax Hor istaagay Musuq Maasuq Maanta Dalkeena Ka jiro Iyo Cadaalad Xumad ka jirto Dalka Shukri Anab waad Ku mahadsan tahay Dadaalkada Waxan Ku rajenayaa Wax ka Wanaagsan Dadkaada Wax ogu qabto Guul.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.