Ciidamada Booliska soomaliyeed oo tababar loogu soo xiray dalka Jabuuti

Sareeyo Guuto Bashiir Cabdi Maxamed Taliye kuxigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa halkaasi uga qaybgalay tababarka ay ciidamada Talyaaniga ay siiyaan Saraakiisha iyo Saraakiil Xigeenka Booliska, iyadoo lala kaashanaayo Ciidamada Boliiska Dalka Jabuuti, waxaana halkaasi tababbar loogu soo gabo gabeeyay cutubyo ka tirsan ciidanka booliska ee dalalka Jabuuti iyo Soomaaliya oo si wada jir ah loo siiyay tababbarka.
bol

boliis

boliiss

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.