Madasha Watashiga Qaranka ayaa maalintii labaad ka soconayo magaalada muqdisho.

Waxaa Maalintii Labaad Magaalada Muqdisho ka soconaya Shirka Hogaamiyaasha Madasha wada-tashiga Qaran oo Shalay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ka furay Madaxtooyada Soomaaliya, Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galayo madaxda Dowlada Federaalka ah iyo kuwa maamul goboleedyada ka jiro dalka , ayadoo uu shirka qeyb ka yahay madaxweynaha Hirshabeelle oo markii ugu horeysay Kasoo qeyb galay shirka Madasha Watashiga Qaranka Soomaaliyeed.

Doorashada Xildhibaanada qaranka ee ka socotay dhamaan maamul Goboleedyada dalka ayaa gabo gabo mareyso ayadoo ay dhowr maamul goboleed ay soo gababayey soo xulista xildhibaanadii ku matali lahaa aqalka Hoose iyo kan Sare ee dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.