Madaxwaynaha Somaliya Oo Kismaayo Lagusoo Dhoweeyay “Video +Cod”

Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaana halkaas ku soo dhaweeyay Madaxda Maamul Goboleedka Jubbaland.
Listen to “codadka axmed madoobe iyo xasan sheikh maxamuud1” on Spreaker.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.