Xaraka Al-shabaab oo soo bandhigay diyaarad Drone ah oo ku dhacday Shabeelaha Hoose”Sawiro

shabab

Alshabaab oo wajiyadooda ay xirnaayeen ayaa soo bandhigay diyaarada Drone-ka ah ee shalay ku dhacday gobolka Shabeelaha Hoose.
Al-shabaab ayaa diyaarada kusoo bandhigay deegaanka Mubaarak oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose, mana la oga ilaa iyo hadda wadanka laga leeyahay.
dsc05772dsc05778

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.