War Deg Deg ah:-Ciidamada Puntland Defence Forces oo Qandala la wareegay

Ciidamada Difaaca Puntland “Puntland Defence Forces” oo gaaray Magaalada Qandala ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Puntland ay Goor dhow Dagaal kula Wareegeen Magaalada oo Mudo Bil iyo 10 Cisho ah ay joogeen Kooxda Xariirka la leh Daacish, Ciidamada Puntland ayaa Dagaal Cir iyo dhul ah ku qaaday Kooxda Daacish ee Qandala joogtay,waxaana halkaas ka dhashsay Khasaare Dhimasho iyo dhaawac ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.