Garowe=Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Eedayn Ujeediyaya Gudoonka Barlamaanka Somaaliya Jawaari

Madaxwayne kuxigeenka Puntland iyo gudoomiyaha Baarlamanka Puntland oo shir Jaraa’id ku qabtey aqalka Madaxtooyada puntland ayaa ku eedeeyey Gudoonka Barlamaanaka Soomaaliya Jawaari inuu baal maray heshiiska madasha wada hadalada soomaliya ee lagu qabtey Muqdisho.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.