Aqriso:Guddiga Doorashooyinka Dadban oo diiday Doorashadii Maxamed Axmed Abtidoon Kursigaa Gabar baa lahad

War Qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa lagu sheegay in Natiijada ka soo baxday Doorashadii uu ku soo baxay Maxamed Axmed Abtidoon ay tahay mid aan jirin islamarkaana Kursiga uu ku soo baxay Abtidoon uu ka mid yahay Qoondada Dumarka islamarkaana Qof dumar ah laga rabo.

Kursigaas ayaa waxaa u taagnaa Marwada Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid Marwo Caasho Xaaji Cilmi, Marwo Caasho oo la hadashay Warbaahinta ayaa sheegtay in Madaxweyneyaasha Galmudug iyo kan Soomaaliya ay u diideen in ay soo gasho Xubnaha Aqalka Hoose.
caasha

casha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.