DegDeg:qoraal ay soo gaarsiisey Galmudug Gedotimes oo ay kudalbanayaan in labadalo Gudiga qilaafaadka Doorashooyinka ee Cadaado

Maamulka Galmudug iyo Gudiga qilaafaadka doorashooyinka u qaabilsan Cadaado oo qilaaf soo kala dhex galay, qilaafkaan ayaa wuxuu ku saleysan yahay markii gudiga qilaafadka uu qabtey dacwooyin badan oo laga keenay doorashada kasoocta Cadaado.

Maamulka galmudg ayaa dalbadey in gudigaan qilaafaadka labadalo oo kuwa kale ay lashaqeyn karaan loo soo diro hadaba waraaqadaa ay usoo direen Gedotimes Hoos ka aqriso
qoraal

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.