Aqriso Laba Beelood oo heshiis ku dhex maray Degmada Caabudwaaq

Waxaa Degamada Caabudwaaq heshiis ku dhex maray labada beelood ee Wagardhac iyo reer Siyaad Xuseen waxay isala qaateen qodobadaan soo socda.

1- ninkii nin xabad Ku rida oo aan la helin waxaa lagu xukumay $5000 oo uu bixiyo iyo qorigii oo looga qaado.

2- haduu uu dhaawaco intii hore iyo xaqiisii oo laga qaado.

3- haddii uu dhinto in la qisaaso, xataa haduu fakado waa in la soo qabtaa oo aan laga harin.

4- dadkii dhintay ha dhawaadeen hasa horeeyeeyne in diyadoodii la bixiyo oo aan midna mid lagu gudbin.

Waxaa kaloo layla qaatey in intii shirka timid oo boqol qof kudhawaa iyo wax lagu soo daraaba ay socod Ku soo maraan deegaanada ay wada dagan yihiin .
img-20161127-wa0028

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.