Kenya oo gudhaha usoo gashey xuduuda soomaliya qaarna goosatey Degmada Baladxaawo “Sawiro”

Kenya ayaa waxay darbi kadhisaysaa xuduuda Kenya iyo soomaliya gaar ahaan gobolka Gedo degmada Baladxaawo iyo deegaanka udhow, darbiga ay dhisayso kenya ayaa gedoaha usoo galayey xuduuda soomaliya qaar kamid ah xaafada Baladxawo ayaa kamid noqday dhulka kenya goosaneyso madaama aysan jirin dawlada soomaliyeed oo arintaan wax kaqaban karto iyadoo madaxda soomaliyeed dabeecad ka dhigeteen intay difaaci lahayeen dhulka soomaliyeed iyo danaha umada ka door biden tooda gaarka ah.

Bulshada Baladxaawo ayaa walwal wayn ka qaba boobka Kenya ku hayso dhulka soomaliya, Waxaa Gedotimes umahad celinaysaa dadkii Masawirdaan kasoo qaaday dhulka kenya boobayso oo kuyaala Baladxaawo.
01

11

9

06

04

03

1 Comment

  1. Asc wlh inaysan nabad kuwarayn sankadhudhi waan kumintidaynaa yahuud iyo falastiin baan noqonayna mahane anaga sankadhuudhi hoostagimayno anagoo noolna naxoogi maayo

Leave a Reply to Zakia Cancel reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.