Doorashada Aqalka Hoose oo ka socota Baydhaba iyo Jawhar oo dib uga bilaabatey

dorasho

Doorashada Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka Dowladda dhexe u matalaya maamuladaas ayaa ka socota magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, iyo Jawhar ee maamul goboleedka hirshabeele, waxaa maanta baydhabo ku soo baxay sadex xildhibaan Saalin Caliyoow Ibroow, Isgoowe Deeroow Isaaq, Xildhibaan Cali Sheekh Maxamed.

Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka ayaa maanta lagu wadaa inay markale dib uga bilowdaan magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad goboleedka Hirshabeelle, Ammaanka ayaa aad loo adkeeyay, waxaana ciidamo isugu jira kuwa dowladda iyo AMISOM.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.