Daawo:Muqdisho Qaar kamida ciidanka Booliiska Soomaliyeed oo Markii ay soo xaadiri waayeen shaqadii laga cayrshey

Ciidamada soomaliyeed ayaa waxay ku shaqeeyaan daruufo adag oo ay kamid yihiin ayakoo mashuur iyo daryeel helin, hadaba qaar kamida ciidamada booliska ayaa shaqdii laga eryey markii aysoo xaadiri waayeen arimo laxariira mushaar iyo daryeel la’aan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.