Tacsi tiiranyo leh Marxuun Ex Gaashaanle Sare Marxuun Shiiq Cabdi Casiis Shiiq

tacsi


Waxaa Tacsi Tiiraanyo leh halkaan uga diraynaa Eheladii,Qaraabadii iyo
Asxaabtii uu kabaxay Allaha Unaxariistee  Ex Gaashaanle Sare Marxuun
Shiiq Cabdi Casiis Shiiq Aadan Bucul oo ku geeriyooday Dalka
Maraykanka Gaar ahaan Gobalka Washington. Magaalada Virginia
taariiqdu markay ahayd 7-11-2016 Marxuunka ayaa aduunka uga tagay 4
Wiil iyo 3 Gabdhood iyo 2 Xaas waxaan uu xilal kala duwan ka soo
qabtay Dowladii Kacaanka isagoona ka soo shaqeeyay Gobalada Waqooyi Ee
Soomaaliya waxaana Tacsidaan diraya dadkaan kala ah

1-Dhamaan Reer Uureey Xaasaskooda iyo waxa ay dhaleen

2-Nabadoon Muuse Geele Bulxan

2-Nabadoon Maxamed Ciise Cigaal

3-Nabadoon Cabdulaahi Xirsi Ashkir

4-Nabadoon Cabdicasiis Cilmi

5-Nabadoon Cabdikariin Calas Afeey

6-Nabadoon Cali Siraad Cabdisalaan Ashkir

7-Cabdinaasir Cabdulaahi Xalane

8-Yuusuf Cabdi Shirdoon

9-Dhamaan Reer Uurcad Xaasaskooda iyo waxa ay dhaleen

10-Dhamaan Reer Dhaylaas Xaasaskooda iyo waxa ay dhaleen

11-Dhamaan Reer Cali Gurey Xaasaskooda iyo waxa ay dhaleen

12-Dhamaan Reer dhabarey iyo waxa ay dhaleen

13-Dhamaan reer Cabdi Dhagso

Dhamaan dadkaan aan kor ku soo xusnay waxaa ay Tacsi Tiiraanyo leh
udirayaan dhamaan  Eheladii ,Qoyskii iyo Asxaabtii iyo Umada
Soomaaliyeed ee uu kabaxay Ex Gaashaanle Sare  Marxuun Shiikh Cabdi
Casiis Shiikh Aadan Bucul  oo ku geeriyooday Dalka Maraykanka
taariiqdu markay ahayd 7-11-2016

Waxaa Si qaas ah Tacsidaan loogu dirayaa oo ay ugu socotaa Xaasaskii
Marxuunka Nuuro Axmed Cali oo ah Xaaskii Marxuunka iyo Owlaadeeda

Iyo Falis Dhaylaas oo ah Xaaskii Marxuunka  iyo Owlaadeeda

Waxaa sidoo kale Tacsi taas lamid ah diraya Dhamaan Xerta Shiikh
Maxamed Rabiic meelkasta oo ay Joogaan

waxaana Alle Marxuunka uga baryeen Inuu kawaraabiyo JANADII FARDOWSA
Ehelkii iyo Qaraabadiina uu Samir iyo iimaan ALLE kasiiyo
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN YAA RABI

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.