Diyaaradda Jabuti Airlines oo dib u bilowday duulimaadkeeda Muqdisho

Shirkadda Diyaaraddaha ee Jabuuti Airlines ayaa soo Caga dhigatay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, Diyaaradda ayaa duullimaad toos ah waxay ugu billoowday Magaalooyinka Jabuuti iyo Muqdisho, iyadoo ka qayb qaadan doonta howlaha isu socodka Dadka Soomaaliyeed ee u kala gooshaya Labada Dal ee Walaalaha ah.
Jabuuti Airlines, ayaa ka mid noqonaysa Shirkado duullimaad oo heer Caalami ah, kuwaasoo dhowaanahanba Safarro shaqo oo toos ah ka waday gudaha Dalka Soomaaliya gaar ahaa Caasimadda Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.