AKHRI-Digreetadii Madaxweyne Gaas Ku Magacaabay Mid Kamida Generalada ciidamada Puntland Jago Mahiim ah

gaas

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa General Muxiyadin Axmed Muuse u magacaabay taliyaha la dagaalanka argagaxisada iyo mukhaadaraadka ka dib digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ee magaalada Garowe.

digreeto-219x300

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.