Isu soo bax roob doon ah oo maanta ka dhacay Muqdisho”sawiro”

roob

Mas’uuliyiin ka socda Wasaaaradda Diinta Awqaafta, Hay’adda Culimada Soomaaliyeed iyo Qeybaha Bulshada Sida: Culuma-udiinka, haweenka dhallinyarada iyo Ardayda Dugsiyada Qur’aanka Kariimka ayaa maanta sameeyey Banaanbax Roob-doon ah oo Alle looga baryayay in uu Ummadda Soomaliyeed ka dulqaado Abaaraha iyo Colaadaha ka jira qaar ka mid ah goballada Dalka.
Dadka soo dibadbaxay ayaa Salaad Alla Bari ah ku tukaday Masjidka isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho. waxaana Salaada kaddib loo duceeyay dhammaan Ummadda Soomaliyeed in uu Alle ka dulqaado dhibaatada.roob2-300x200roob1-640x427

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.