Gabdhaha Jaaliyada Galjuba ee London oo Deeq Biyo ah Gaarsiiyey Gobolka Gedo “Video+Masawiro”

Gobolka Gedo ayaa kamida meelaha abaartu sida xun ugu jirto taas oo xoolihii dadka dhaafisey, waxgaradka Gobolka Gedo ayaa baaqyo kala duwan direy oo ku saabsan sidii gurmad loola soo gaari lahaa bulshada gobolka Gedo.

Hadaba Baaqaas ayaa waxaa ka jawaabey gabdhaha kasoo jeeda Galgaduud iyo Jubbaland ee Jaaliyada Galjubba London ayaa deeq laga caga udirey gobolka gedo si biyo dhaamis loogu sameeyo madaama hada si aada loogu baahan yahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.