Dhageyso:Gabdhaha Waqooyiga Galgaduud oo Cambaareyey Dilka Gabar 12 ah ugeysatey Galmudug

hawen

Waxaa isi soo taraya Cambaareynta loo jeedinaayo maamulka Galmudug oo dil ugeystey Gabar 12 jir oo xoolo la joogtey Tii udambaysey waxay ka timid gabdhaha waqooyiga Galgaduud Fadumo jaamc ayaa waxay cambaareysey dilka galmudug ugeysatey gabadha ya oo ah dil foolxun, waxay kaloo baaq udirtey bulshada Waqooyiga galgaduud sida Caabudwaaq,dhabad,balanabal,dhabad,dalsan iyo deegaanada kale.
Hoos ka dhageyso
Listen to “Gabdhaha waqooyiga galgaduud camberaysaey dilka Galmudug ugeysatey gabar 12 Jir ah” on Spreaker.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.