Wax Ka ogow Ardeydii Imtixaanka Dugsiga Sarre ee Somaliya kagalay kaalinta 2,3,4 oo kamid ahayn ardayda heshey Deeqda Waxbarshada

Imtixaanka dugsiyeedka 2016/2017 aya waxaa kaalinta 2,3,4,galay ardayda dusiga saree Shire Jaamac Caabudwaaq Galgaduud Wasiirka wasaarada waxbarashada Soomaaliya Dr Cabdi qaadir Cabdi Xaashi markuu uu kudhawaaqey Natiijada ayuu sheegay 10 ugu horeeya inay helayaan deeq wax barsho.
iskuulka

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hadaba hadaba waxaa Magalada muqdisho laga sogoontiyey ardey ka kala timid somaliland,Puntland ilaa koonfurta soomaliya oo deeq waxbarsho ka heshey dalka suudaan, ardaydii kaalinta 2,3,4 ka geshey imtixaankadugsiyadaSarre kamid ma ahan.

waxaa layys waydiinayaan yaaqaatey ardaydaan booskoodii ma wasaarada waxbarshad soomaliya Mise tan Galmudug hadab Gedotimes ayaa baaritaan ku wada arintaan kala socda wararkeena dambe meeshay kudhamaato arintaa.
Hoos kadaawo ardaydii Suudaan aadey

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.