Al-shabaab oo la wareegay Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool kadib Markii Itoobiya iskaga baxday

????????????????????????????????????

Wararka ka imaanaya Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Al-shabaab ay a wareegeen Degmada islamarkaana ay Bandaw ku soo rogeen, la wareegida Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool ay la wareegeen Al-shabaab ayaa ka dambeysay ka dib Markii ay halkaas iskaga baxeen Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda Soomaaliya, waxaa jira Degmooyin badan oo ku yaalla Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya oo Ciidamada Itoobiya ay iskaga baxayaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.