NISA oo iska fogaysay Waraaq lagu baahiyay Baraha Bulshada iyo Saaxafada

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa cadeysay inay been abuur tahay Waraaq lagu faafiyay websiteyada iyo radiyaasha, iyadoo saxaafadu sheegaysay in waraaqdaan ay run tahay oo laga helay madax ku dhow sirdoonka soomaliya .

Halkaan ka Akhriso warka ka soo baxay NISA.
nissa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.