Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Galmudug oo Gaalkacyo ka Bilowday Markale

dagaal

Dagaal u dhexeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa hadda ka Bilowday Magaalada Gaalkacyo oo ay isku hor fadhiyaan Ciidamada, Dagaalka ayaa la isku Adeegsanayaa Hubka Nuucyadiisa kala duwan,waxaana laga Maqlayaa dhamaan Xaafadaha ay ka Kooban tahay Magaalada Gaalkacyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.