Daawo:Qaar kamida Wasiirada Galmudug oo Is Casiley markey u adkeensan waayeen Boobka iyo Fawdada Galmudug

Waxaa isi soo taraya Wasiirada iska casilaya Maamulka Galmudug iyakoo la kulma caga juglayn iyo ictiraam daro, wasiirada ayaa sheegey in dadka wax isku darsadeen loona baahan yahay in lays qadariyo si waanagsana wax lagu qaybsado taasna hadii lawaayo oo xilbeena uma haynayno dadkeena waana iska casiley.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.