Waxaa socota doorashadii aqalka sarre qaybta Puntland oo kasocota Garoowe

farole

Waxaa kasocota doorashadii aqalka sarre qaybta puntland oo kasocota garoowe waxaana ilaa iyo hada soo baxay Cabdirsaaq Cismaan Jurile,Cabdiraxmaan Sheikh maxamed Farole,Cumar Cabdirishiid sharmaake, waxaana la filayaa in Morgan iyo kuwa kale soo baxaan.
jurile

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.